Axmed Madoobe oo kormeeray degaano uu ku fatahay Webiga Jubba (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay degaano ka tirsan Gobolka Jubada Hoose oo uu ku fatahay wabiga Jubba. Degaanadan ayaa maalin kahor waxaa ka bilowday fatahaad uu samayay wabiga Jubba waxaana Dowlad Goboleedka Jubbaland ay ka bilowday halkaas gurmad deg deg ah kaasoo ay si aad ah ay … Continue reading Axmed Madoobe oo kormeeray degaano uu ku fatahay Webiga Jubba (Sawirro)